Waxaa la bedelay oo la update gareeyay App-ka Jaamacadda, si aad ula degto mid-ka cusub fadlan guji, waxyaabaha app-ka lagusoo kordhiyay

  1. Dashboard: aad kala socon karto tirakoob guud oo ku saabsan Imtixaanad-kaaga, Xuduurkaaga iyo Maaliyada
  2. Class Activities: oo ah meel aad ka helimkarto casharada fasal-kaaga iyo Assignments-ka
  3. Profile: aad ka heli karto xogtaada jaamacadda sidoo kalana aad gelin karto sawirkaaga App-ka
  4. Examination: Qeybta imtixaanaad-ka waxaa lagusoo kordhiyay meel aad ka heli karto maadooyinka aad ku dhacday
  5. Certificate Application: meel aad ka dalban karto shahaadadaada jaamacadda marka aad qalin jabiso sidoo kalana aad kala socon karto process-ka ay mareyso
Lasoo deg App-ka Cusub Ama ku qor Play store-ka UNISO PORTAL